VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhado - Lyrics

jacaylku ilayn dhib weeyee dhinbiil ololaysan dhadiyo ceeryaamo marna dhalanteed fog hadaad dhaxalkiis heshan dheefbaa quudanaysoo ruuxii dhadhanshaa ma nacoo gaar kaama joogi karo dhankiisaan eegayaayoo waliba sii dhuganayaa haduu dheeryahay rabaa aniga iisoo dhawayn talada aan u dhiibaya jacaylku ilayn dhur weeye nasiibku kudhaansan dhaqaalaan dhamaanin weeyi dhankaagana dhaafin weeyi hadaad soo dhawaysana naftaa dheehanaysee ku dhigay laabtaydan dhigay macaan dhinacaaga qabo
Queue is empty
-- / --