VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gocasho - Lyrics

waligay qof meen dhegin gar darona kamaan galin gacal iyo xigaalaba gocashadu se waxay tahay barta eexa lagu galiyo gudidii ka toosiyo godob iga galeenee gaaladaa gafeysee gedka kalaa kaleeyahay garna allay taqaan gubaad iyo heesahan waafaqayda maansadan gardaro kumaan helin gocashadu se waxay tahay barta eexa lagu galiyo gudida ka toosiyo godob iga galeenoo gaaladaa gafeysoo ged kalaa kaleeyahay garna allay taqaan
Queue is empty
-- / --