VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jawi - Lyrics

Marbaad jamaal qurux lahayd Ku jeclaa qalbigu isoo jiidan jiray Jeehaaga wacaniyo Soo joogsigaagee Haddana waan kaa jeestayoo Niyada waan kaa jareee Jacayl kuuma qabo hoy Ha ijamin caashaqa Lajalbeeb kaligaa Jiri kuuma qabee kow dheh Kuma jaleecayee labo dheh Kaa jeestayee sedex dheh Jawi kalaan galee afar dheh Jacayl kuuma qabo hooy Jaliiloo alow Jusaska quraankaan Jaadir kugu baryee Ruux jaahiloo Jacaylkaba aqoon ha ii joojin ebed Marnaba aan kuu jiir naxeen Jariiraco aan lahayn jago aan la daganiyo Jees ??? jadiin aan wadaagnee Jiri kuuma qabee kow dheh Kuma jaleecayee labo dheh Kaa jeestayee sedex dheh Jawi kalaan galee afar dheh Jacayl kuuma qabo hooy
Queue is empty
-- / --