VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jidbo - Lyrics

Jacaylkuu igu abuuraa
Dhamaanba naftayda jiitoo
Dareenka igama joogsado

Markuu jidka uu maraayo
Anaaba ka jeesaneenin
Inaan daba joogo wiilka
Jacaylkaa igu qasbaayo

Jamaalkiisaa ideeqee
Dhankee buu iga jiraa
La joogiisa aan ubaahanee
Xagee buu iga jiraa
Anaa ujilbeesan wiilkee
Xagee buu iga jiraa

Beejka 2-aad

Miyaadan ujeedin wiilyahow
Sidaan kugu jahwareeray
Aan awogaa ujiifan waayayee

Mar dhab ahaan jecleesto
Waxii jiri sheegi doono
Dhankiisa markaan jileeco
Annaa gabigee jareeyo

Jamaalkiisaa ideeqee
Dhankee buu iga jiraa
La joogiisa aan ubaahanee
Xagee buu iga jiraa
Anaa ujilbeesan wiilkee
Xagee buu iga jiraa

Queue is empty
-- / --