VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laabta igu qabo - Lyrics

qarnigan raga kacay kii aan ka qaatoow qalbigaan qufulaybaad furihiisii qabatoo ruuxaan kugu qiyaasoon kula qiima dhigaya indhahaygu may qaban ila qaybso noloshoo qarqaryadan i haysiyo iga qaad qabowgoo laabtaada igu qabo xididada hiiga qaadiyo halbawlaha u qaybshaa qayb kastoo jirkayga ayaad iiga qorantoo sidaad ii qadarisaa qancisay naftaydii kaalayoo wax ila qabo
Queue is empty
-- / --