VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rati geel - Lyrics

reerkeenoo igu daray rijaal sharaflaan adiga kaa raacayoon ku xushee raxmadi hadalkaagiiba i rubad goysoo runbaan u qabaaye rabitaankee horaa loo yidhi rag male beentee anigu nin ragaan ku moodayoo walee rayi gaab ayaad noqotoo guurkaagi rafaad ayaan ka dhaxlee ilmadu i raxlaysay sidii rooboo raxiin kaama helin rafaad mooyee reerkii kaligay ayaa dhaqayoo sidii awrkii la iraray waadigan hadba naag ku roorahayee waar ninkoow rati geel miyaad tahayee rabaa la baryaa hadaad ribatoo rajaan ka qabaa inaan raystee dhalaankuna ay is raacaanoo riyadayduna run ii noqotee adiguna nabsi ha ku soo rido
Queue is empty
-- / --