VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tabco - Lyrics

taariikh la qoray tojin waxay u tahay wixii hore u tagay qofba taagtibay qodax ugu tagtaa tiro waa xisaab tuug tuug ma xado tabca ruux yaqaan ha ku taagin qorroo dilay kula tagtee taladana allaa igu toosiyoo tabtaad ila rabtana waa horaan tuhmee taleefon danbiyo wakhtiyaan kuugu dagoo kuma taamayee taa igu ogow ha u tagin libaax meel taaganoo dibta ha u shalayn ha is dhihin ku tumoo ruuxaadan tiisa hubin taajir waa illaah shalay waa wax tagay naftaydii gashana tawxiid lagu akhriyo waxba kama taree
Queue is empty
-- / --