VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tabco - Lyrics

taariikh la qoray turjun waxay u tahay waxii hore u tagay qofba taagtiibay qodaxi ugu tagtaa tiro waa xisaab tuug tuug ma xado tabco ruux yaqaan ha ku taagin qolo billey kula tagtee taladana ALLAA igu toosiyoo tabtaad ila rabtana mar horaan tuhmee taleefoon danbiyo waqti aan kugu tago kuma taamayee taa igu ogow ha u tagin lipaax meel taaganoo tinta hawshaleey ha is dhihin ku tumo rruxanad tiisa hubin taajir waa ILAAH shalay waa wax tagay naf teedii gashana tawxiid lagu aqriyo waxba kama taree
Queue is empty
-- / --