VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xakamaha adkee - Lyrics

Xabiibkii naftaydoo Xanaanahaygoo Xogogaal wax garadoo Xurguf iyo jaceyl Isxaanbsadaa Xiiso kaciyoo Xasil uma gam'ee Xamxamta iyo warkiyo Xanuun baan dartaa Xoog ii hayee Xalka talada keen Xaskii kii ahaayo Xafidaad kalgacal Xidid iyo xigaal Xil ku saarayee Adiguna xishmeey Xakamaha adkeey Xamxamta iyo warkiyo Xanuun baan dartaa Xoog ii hayee Xalka talada keen
Queue is empty
-- / --