VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kibir - Lyrics

Kasxumaa naftaniyeey Kibir waalanaa Kuurkuursatee Misna kufi ogaaa Ma kacaa degbaa Kodal reen miyaa Adigoon kaban Kadan kobcilaan Kafantiro miyaa Jacaylkaan ka didayee Karkaarada ujaraybaa Kaariyo xanuun badan Igu kiciyee anigayee Ku gubtayee allahayoow Kurba caashaq kululaa Faraskii kadalaha Xawaaraha ku tagay Diin kadaba kor baan Kol go'aansadaaa Kuma kaafisee ka har baan iraa Misna koorta yucub Kaalowdeedii baa La igu sii kordhaa Jacaylkaan ka didayee Karkaarada ujaraybaa Kaariyo xanuun badan Igu kiciyee anigayee Ku gubtayee allahayoow Kurba caashaq kululaa
Queue is empty
-- / --