VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laab dooxan - Lyrics

Ragga doorkii aan
kadugsanaya yoow
naftu daaybidin
abid daynayninoow

Waxan doonayaa
inaan dadab galnee
daqadaha rajada
ha daboolinoo

Laab dooxantaad
dawadeedi tahay
dayro haka dhigin

Dabna ha igu shidin
ee ila dadaal

Dareen kaygi baad
duuwatoo adaan
Dadka kaa xushee
naftan aa dockale

Dabaysheedu marin
ee kuu il daran
usoo diir naxoo
dawadeeda garo

Laab dooxantaad
dawadeedi tahay
dayro ha ka dhigin

Dabna ha igu shidin
ee ila dadaal

Lyrics by : yusuf gasim

 

Queue is empty
-- / --