Heesta Horta yaa waalan - Lyrics
wacanoow jacayl waligaa ma arag
warna kaama dagin wehel kuuma noqon
xumo iyo wanaag cidna kuuma warin
waxa uu yehee ma ku waaniyaaa
ma adaa waalan ma anaa waalan
keenee waalan wadar iyo waaxid
koodee waalan
wacanow jacayl warma kuuma lulin
wado kuuma galin wiil kaama dilin
wardiyo taxliil wadaad kuu tufaa
ha laguu wecee waalidkaa u sheeg