VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyooy - Lyrics

marbuu ku wanaajiyaa wakhtigu ku hagaajiyaa walaalkii kaa dhigaa sidii waqall howdaa heedhaadana lagu qoslaa hadaad tahay ruux la weyn marbaad kala weecaataa waayuu cadow kuu noqdan marbuu war kuu dhalaa aduunyooy waayo badan war wareega baa ku yidhi fartiyo wadnaha isu qabo wax garadiyo waayo arag waxan waada ka maqal wadeecadana daris uhalin dantiisana bahalyaduur aduuka waasaca iyo weeyarac wali aan gudhin aduunyoo baalaley aduuyooy waayo badan war wariyo baa kuyidhi fartiyo wadnaha isu qabo
Queue is empty
-- / --