VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos 2 - Lyrics

ubaxeey gayaankiy gugn hablihii kacay gayyigeena oo dhan gabadh laga xushaa tahay hooyo gacalo saynbaa samo kugu gardaadisee asal garasho wacaniyo isir goba ayaa tahay duco guudksaan saree gibilkiina saaree guurkiinu liibaan gurigiinu kii roon haka yeelo guuluhu cabdiqaadir gobaa tahay garashada tacliintiyo himilidaadan gaarka ah geesi lagu xushaa tahay maamo gacalo yurubaa samo kugu gardaadiso asal garasho wacanaiyo gob gob guursata tahay gacmo wada jire weeyee gacal iyo xigtaan nahay garab wada socodaan nahay gaafkiyo arooskana galbinaaya baan nahay marwo gaariyaa tahay garaad iyo suldaan dhalay quruxdaadan gaarka ah geenyo lagu xushaa tahay ubaxyaan guraynaa guudkiina sudhaynaa sacab idiin garaacnoo samaan idinku galbinaynaa ducaan guudka saariyo gibilkiina saaraye guurkiinu liibaan gurigiinu kii roon haka yeelo guuluhu geesi loo hanwayn yahay guurti iyo haldoor dhalay gacal iyo xigtaba jecel la garwaaqsadaa tahay ubaxyaan guraynaa guudkiina sudhaynaa sacab idiingaraacnoo samaan idinku galbinaynaa
Queue is empty
-- / --