VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calankayagow cawaale - Lyrics

cayn cayn nafluhu la cajaabiyee dushu waa cagaar cadaan uu xigo hoostuna casaan xidig culaybaa kuu cidaadinoo abidkeed car jabin tawxiidka culus cidi aanay rogin cidhifyada adaa calanyahoow ku lee cimrigaaba jiroo calankayagoow cawaale waad na caawisee calanyahoow baxasne casiis eebaheen caadil kuu baryee nabad ciirsigaa cod midaysan iyo cudud qudha ahaw noqo caawiyaha caradaba simee nabad lagu cugtumo cimri daa,imkii tawxidka culus cidi aanay rogin cidhifyada adaa calanyahoow ku lee cimriga ha jiro calankayagoow cawaale waad na caawise
Queue is empty
-- / --