VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daltabyo - Lyrics

boholyawga xiisaha boga iyo calooshiyo beerkay i luxmanayo daltabyaan bastay ahay baraduu ilaahay igu beeray aniga iyo bartii aan ku kulanaan barya moooganahayoo bogan waayay jiifkee ma baxdaa ma boodaa beritaba ma duushaa talaw baan ka wayniyo daalo may iska beegtaa miyay talo ku bilab tahay boholyawga xiisaha bulshadiyo dadkaygii barbaartiyo asaagay ii bidhaan dalkaygii baradii hargeysiyo buqcadii amaantiy buurihii ku xeernaa ayaa i bidhbidhayoo xusuutoodu igu badan ma baxdaa ma boodaa beritaba ma duushaa talaw boynta wayniyo daalo mma iska beegtaa miyay talo ku bilan tahay
Queue is empty
-- / --