VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulka Cagaha ii saar - Lyrics

i jacayl dhib badan yahay aadmi uu dhiman karo dhab u dagay wadnaha bidix hodan baa dhadhamisoo waxay dago adaygtaba nabsigii dhitaysnaa dharaarteedi lala sugay jacaylyahoow ku dhiiraday inuu dhiiga raacee ku dheelmaday hankaygee bal aan soo dhawaadeee dhulka cagaha ii saar dhaaya caashaqa sahansaday dhaqdhaqaaqa badan iyo dhugashada ma daayaan misna dhawristoodii dharaar kuma qaadaan o waa dhaan arooroo dhaal biyaha soo wadin jacayl yahoow ku dhiiraday inuu dhiiga raacoow ku dheelmaday hankaygoow bal aan soo dhawaadee dhulka cagaha ii saar
Queue is empty
-- / --