VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fikir aroor - Lyrics

markaad uur gubyaataan ana umul wareeraa markaad oohin mudataan ana ilmada dareershaa ax markaad tidhaahdaan ana aah leeyahay markaad ii darnaatay talo igu adkaataa dad jacayl abuuroo soo wada unkaan nahee naftaan eersiga kula neceb markaan kaa ag waayaa ogoow ana fikir aroooraa markad reerka oodaa ana raarta awdaa markaad guusha ulataa ana diif iloobaa eed markaad ka durugtaa ana aafo diidaa markaad ii asqawdaan ana kuu maraa olol dad jacayl abuuroo sooo wad unkaa nahay naftan eersiga kula neceb markaan kaa ag waayaa ana fikir arooraa
Queue is empty
-- / --