VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Filasho - Lyrics

miyaan kaa helaa firaaqo miyaad iga faaruqdaaba intaan kaa fikir la,aado faalada ka nadtaa qalbigu kolkaan kaa helin fariin ruux baanan ahayn fayoowe axdiga faraqaaga hay ana iga filo wanaag jacaylka isku keen falee miyaan la,aantaa farxaa miyaan hurdadaba fishaa miyaan xamilaa fadhiba faandhada matada cunaa waan fiicnay adoon i odhan feedhadii bidix baan ahee axdiga faraqaaga hay ana iga filo wanaag jacaylkaa isku keen falee
Queue is empty
-- / --