VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees Tahriib - Lyrics

dhalin yahay tahriibtiyo ku taamayaa dibadee tacabkii dadkoodiyo toodiiba lumiyoow tuke meel ka qaq loo waxa uu tabanayaa takar kuugu taaluu takanuu ka qaatee taariikhda duugee abidkeed is daba taal aan idiin tilmaamee tayaa layskuu dhaafoo waa lays tirsanayaaye talaw yaa inoo maqan kuu tuugnayee alloow tasaniyo ti maqan tamashlayn barwaaqada nagu tiiri nabad guul markii aan tabaalada jiif taahnayee tiicii tuug aan naxayniyo horor maygu taagsadayee anoo maqlay tawaawaca doonyaha tararxay teeleelka qayladu inuu yahay badh kuma taal tobanaan halyayiyo tidcan tia haldhaaleey tos loogu waayoo tiiraanyo ehelkd ilma taabtay dhabankee tala ma iska yeelnaa kuu tuugnayee allahayow tasaniyo tii maqan tamashlayn barwaaqada nagu tiiri nabad guul
Queue is empty
-- / --