VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl Hadafkiisa - Lyrics

jacayl hadafkiisu laalmay markuu hilikiisu oodmay horayso waxaan ilduufay maxaan baryo soo haleeyay saadaasha anoo hungeeyay ayaanka anoo ka baydhay rajadii anogoo hulaaqay hantaaqo maxaan ku sooray hafeefta laabtaan ku sooray hadeerta markaan u baahday hashiska intaan ku baaqay caashaqa maxaan u heesay jacayl hamigiisu wiiqmay markuu halawgiisu bilaabmay fudaydku markuuuu i heeray wakhtiguu hagrashada abuuray nasteexo anigoo ka hiishay dhibtana hoygeeda seesay hantaaqo ruuxaan badiyo taladan haadaan ka turay hafeefta laabtaan ku sooray hadeerto markaan u baahday heshiiska intaan ku baaqay caashaqa maxaan u heesay
Queue is empty
-- / --