VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mil dhahaabo - Lyrics

mahiigaan iyo sidii mayayee mirtii keenay maydamaha roob mudoba shaw way igu maaxaayee mawjada isidaan muquurtayoo uu muuqday inaanan maarmaynine aheey murugada jacayl ma hadhoo maankayga ku yeesay meel halisoo mildhaabada waan la meeraystee macaanoow haygu madiyeeyn ma moodayn inuu igu soo maqanyoo waxaan mitidaba muquuntay naftee maalmahan alagacayl i mayracaybaa i maagoo waygu muruxsadayoo dabinku ii maleegay moogaynee aheey murugada jacayl mahadhoo maankayga ku yeeshay meel halise mildhaabada waan la maraystee macaanoow haygu madiyeeyn
Queue is empty
-- / --