VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rabiyoow ha inakala geen - Lyrics

inta qalanja noollee qaradaha aduunyada dhamaan qaadirkeen ku uumay adaa qurux u haystoo dumar qiimo dheeroo qumantii haweenkaay loo qiray asluubtaay runbaad ii dhex qaado ila qaybso noloshoo adigu raboow hayna kala qarin oo hayna kala qadin darurtoo is qabatoo dhulku roobku qariyoo xareeduna qulqulaysabaad adna iila qaabtoo qawl baad i galisee jacaylkan aan kuu qabo miyaan qarin karaayaa run baad ii dhex qaadoo ila qaybso noloshoo adigu raboow hayna kala qadin o hayna kala qarineey qoraxdoo iftiintiyo qaangaadho ugubey qoortaadan dheeriyo qosolkaagan wacanbaa qudhaydu u qushuucdoo qalbigaad ku dhgantoo kaa doortay qayrkaa run baad ii dhex qaadoo ila qaybso noloshoo adigu raboow haynakala qadin oo hayna kala qarineey laba nolol qorsheystoo isu qalanabaa nahay abid kala qaloonayn dhabtii waa isu qalana qarnigani ragaa nool qumanoow macaanoow mma qof kuu dhigmaa jira run baad ii dhex qaade ila qaybso noloshoo adigu raboow haynakala qarin oo haynakala qadin
Queue is empty
-- / --