VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagootis - Lyrics

inkastoon salawgiisa dokh i saanyaay haata hurdo seexana diiday soorna aan cuni waayay samirkay ma hungoobo waan kusii sugayaaye xiligeenu samaadiyo saadaasha xigi doonta bacdadkii sidi waayee ilmadoo susumaysiyo jacaylkayga socdaalaan ku sagootiyaayee inu caashaq isaaqay halistii ka salgaadhay suuradaada iyo muuqa aragaa ku sugmoo nafta waan sababaa sawirkaaga tusaa sidii ooy sabi taan sabaalaa ku wadaa bacdadkii sidi waayee ilmadoo susumaysa jacaylkaan ka socdaalaan ku sagootinyaaa so baxeeda cadceed sagal waagu ku qaytay saymihiisa adaa sansaankiisa lahoo sareeday noqon lahayd subax nool ba hadaad samayskaagan macaan indho saari lahaa bacdadkii sidi waayee imadaa susumaysa jacaylkayga socdaalaan ku sagootiyaaye baadi socod kalgacayl labadii suntadee inta ay ka simaan dhiig halbawluhu saydhsho wanaagii isa siiya inaabay isa seegin sakalaa laga qaadoo saatir iila baryaaye bacdadkii sidi waayee ilmada susumaysa jacaylkaan ka socdaalaan ku sagootiyaaye
Queue is empty
-- / --