VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tawaawac - Lyrics

Inteen talamoon tashaday Inteen taahayo qarsaday Inteen nafta tiiriyo ku riday Toowiyaha saxdaa Inteen ka tolaaye cadow Inteen ka tidcaaye nacab Inteen islahaa turxaantan ayanay maradaadu Tabin hadaadse Tusaalahaasi adigu aadku Toosi wayday Tosowday ujeedadaadu anaa ka Tashaday adiga adiga anaa u Tashaday naftayda naftayda anaa la Tashaday xiskaygaa. Inteen tawaawac iyo ciil Inteey ilma iga tif tidhi Inteen kali hoos u tidhayo Inteen tiidh adeeg ahaa Inteen todobaatan jeer Inteen kaligey tashaday hadana kala Tuur aan iriyo Inteen xumaan saaray taash hadaadse Tusaalahaasi adigu aadku Toosi wayday hadiise aad Tusaalahaasi adigu aadku Toosi wayday Tosowday ujeedadaadu Lyrics by Yasir
Queue is empty
-- / --