VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa Ciid - Lyrics

waa ciid dhulkeeni dharaar waxaynu joogna dadku dheehashada guud dhalinyaro iyo waayeel dhedig iyo laboodki farxad ay la dhacayaan oo dheesha tumanayaan dhaantaa baxaysoo ubax wada dhalaaliyo dhar waxaa la xidhan yahay dhaqankii mudnaa iyo hidihii dhabta ahaa waa ciid dhalaankii dheelaan ciyaariyo dhaqaaq joogsi farxadeed hadba dhinac u boodeeno oo dheenta midhihiyo dhafaruug gurteenoo oo dharag la tiiceene dhaantaa baxaysoo ubax wada dhalaaliyo dhar waxaa la xidan yahay dhaqanki mudnaa iyoo hidihii dhabta ahaa
Queue is empty
-- / --