VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xus jacayl - Lyrics

xiskuu kalgacaylku dagay qalbiga adigaa xidhoo xeryaad ka dhex oodatoo xagnaba uma guurayside xaqiiqduna waa runtee xubiga adigaa ogee naftan ku xasili lahaa anoo xilo ku noqdee jacaylka hadmaan xusnaa aday kugu xidhan tahee jacaylkana xiiso iyo xuf iyo orod baa dilee xagaaga ka dhawr walaal xujadu haynaga hadhee xurmiyo dhaqan soo jiriy o xanaano hadaanu helin hadaan xushmad lagu darayn jacaylku xaqiisa hanan inaga keenu waa xurmoo xadhkaa adigaa u hayee marleyba xiisadisa dami adaan dadka kaa xushee xabiibi isii wadnaha adaan raga kaa xushee jacaylkana xiiso iyo xuf iyo orod baa dilee xagaaga ka dhawr walaal xujadu haynaga hadhee
Queue is empty
-- / --