VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadkaan kaafilaayay - Lyrics

Sidaad shalay ii ahayd Inaanad saakaba ahayn Sax baa kuu garanayaa Soo taad i lahayd ha dhicin Gacmaha igu sidi jirtee Sareedada ila jeclayd Sareedada ila jeclayd Sadaashaadii wacnayd Rajadiii aan sugaayay iyooo Safkaan kaa filaayay mee Sadkaan kaa filaayay mee Sirtaadii waan helooo Alaaa sahan i noqdeee Maantaba waan kula socdaaa Sawirkaan wali sitaa Inaanu sifiihii lahayn Saluug baan igaga jirin Soo taan kali kuu ahaa Ubaxa ii sidi jirteed Samaantana ila jeclayd Samaantana ila jeclayd Miyaad i siraysayoo Sal iyo raad muu lahayn Cishqigaan seedaha i jaray I jaray Seedaha i jaray Sirtaadii waan heloo Alaaa sahan ii noqdeee Maantaba waan kula socdaaa Maantaba waan kula socdaa Lyrics by Tayfe
Queue is empty
-- / --