VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadabgal ft Murtiile - Lyrics

alloow yaa kusoo doona dadab yaa ku gaystoo dahabuun qoorta kuu sudha boqor dayr cadoo ugub subax yaa dareershoo dagalkiina soo tuba duhurkiyo habeenkii dayibooy ku daawada alloow yaa ku dacal jooga kaa ag tagin docdaadoo dusha kaa ilaashada aqal daahya wayn yaa kuu daadsha gogoloo da,yar ku xambaaroo kaligaa ku daawada duhurkiyo habeenkii deeqoow ku daawada alloow yaa ku daawaysta dadba kaa dhawaystoo duntii caashaq kugu xidha yaa daalo iyo cayn kusoo daawadsiiyoo dambarkii gobaad yaa doobi kaaga buuxshoo dibnahaaga ku qabtoo duhurkiyo habeenkii dayibooy ku daawada alloow yaa dal ku raaca da,daa kaa igsada oo dareen caashaq kugu haba dalsankii togdheeriyo dila yaa ku geeyoo damashii hargeysana darmo kuugu fidiya kaligaa ku daawada duhurkiyo habeenkii deeqoow ku daawada
Queue is empty
-- / --