VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacaltooyo - Lyrics

Sida kula hayoo Maan Gayaan udhawayn Galacdiisa hilaaca Godkastaan ka arkaayaa ?? Dareenkii waan gaaray Gilgilaaya naftayda iguhaadinaayee ma iga soo gurmataa Dhibta aan la godaamay Gacaltooyo ubaahan Ma iga siin gacaloo Gurmad ma unoqotaa Inta uu igu goobtay Waa taa la igu guree Gobtayoobay jacaylka geedahiisa ladi waayay Idhahoo gam gam leeyaa gamis iska waayee Hadana waa galgashaa Gogashii qaban waayay ma iga soo gurmataa Dhibta aan la godaamay Gacaltooyo ubaahan Ma iga siin gacaloo Gurmad ma unoqotaa
Queue is empty
-- / --