VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geed jacayl ku abuurmay - Lyrics

geed jacayl ku abuurmay goob jacayl lagu beeray midho guudka ka buuxsho gees kastaaba bislaatay gudin looma afaystoo qofka goo yidhaahdana garawshiyo ma yeeshee gayaankii is jecel qaar guhaadiyoo caashaqa ku gafa oo dhib u gaystaybaa jira ana geesigaan rabayee ee aan u golongolayee iga goohin maayee ha guuxin haba goohinee halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa lamaana caashaq gudoomay oo wanaag ku gardaadshay geedigoodu tisqaadye lib ka gaadhay jacaylka gargaar wuu u banaanyoo qof kastoo garab siiyana garashaa u dirtee guule wuxuu u qoray gadaal uma dhacdee goortii loo cyimaynaa gedeed way dhacdaa ana geesigaan rabayee ee aan u golongolayee iga goohin maayee ha guuxin haba goohinee halkaan gaar u rabay waan gaadhayaa
Queue is empty
-- / --