VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Telefoon - Lyrics

ma tilmaansadee meeltagii jacayl toos loo xusee waxaan tabanayaa een la tiicayaa wa tiiranyadee turubo caashaqee toobintee kalgacal nafta lagu tolee tiro male intaan tilfoon diree maxaa helay talaw miyaanu ii tabin aan loo tooyan wali taladuu lahaa taam halka ya ku taal siduu yahy tigaad markuu igu tarmee tabtii xeeshi uu igu taagsadee qalbii tooocsadaa daartii baaxaaye tiro maleh intaa n telefoon diree maxaa helay talw miyaanu i tabin
Queue is empty
-- / --