VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sag saag - Lyrics

inanayahow sideedaba subaxdaynu kulanaa dhiigayga saaqdooo sambabada u eegartee sahwiyoo daraadaa waanigan siloonoo suuradaada wacan baa naftaydii sidatee adiguna sagsaagiyo ha igu dayn sabaalee iga saacid caashaqa calanka ii kaa sudhay siraadkii baxaayow sadrigayga deeqoow naf jacayl sidkadayban sasabaa dartaayo saacadii aan joogaba saatir waxaan ka tuugaa sad inaan wadaagnoo saygaygii noqotee adiguna sagsaagiyo ha igu dayn sabaalee iga saacid caashaqa calanka ii kaa sudhay
Queue is empty
-- / --