VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhibane - Lyrics

dhaaxaad igu dhaadanaysoon dhabtaada ku seexanaayey dhaxanta iga weheshanaysood si dhaba ii jeclayd haduu xiisihii dhamaaday anaa dhaawacaa is yeelay dhaliisha anaa mutaystay dhib ma leh waa yeelkadiisa dhaaxaad ii dhaga i nuglaydoo ilaa dhaayaha i saarto dhabanada kuu salaaxo cuntadu kaa dhaadhacayne haduu xiisiii dhamaaday anaaa dhaawacaa is yeelay dhaliisha anaa mutaystay dhib male waa yeelkadiisa dhaayihii ku arkaa xusuusta ku dheelmadee anaa dhalnteed jacayla dhex dhigay laabtayda haduu xiisihii dhamaday anaa dhaawacaa is yeelay dhaliisha anaa mutaystay dhib ma le waa yeelkadiisa
Queue is empty
-- / --