VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxli - Lyrics

Hey dhacdooyinku waa rasmi Anoon rajo kuu darnayn Hey dhacdooyinku waa rasmi Anoon rajo kuu darnayn Hey yartaan qooraasha rogay Markaan baareen rog rogay Hey yartaan qooraasha rogay Markaan baareen rog rogay 2× Waxaan waxaan raaliyo ku idhi Runtii waa xuural cayn Markuu rabigeed akumay Waa xuural cayn 2× Ninkii ragee xaslada Rugtiisa ku raawiqoo Gob weeyaan weeyaan Gob weeyaan weeyaan Weeyaan raas qaboow Dir weeyaan weeyaan Dir weeyaan weeyaan Weeyaan raas qaboow 2× Wey aduunyadu waa raxliye Rugtaan ku barbaaray iyo Wey aduunyadu waa raxliye Rugtaan ku barbaaray iyo Wey anoo raas wacan ku nool Sidaan ahay ruux la maray Wey anoo raas wacan ku nool Sidaan ahay ruux la maray 2× Waxaan waxaan raynka iigu wacan Runti waa rayso maal Ramaashiyo raaxo guri Waa rayso maal 2× Rexaaniyo rays udgoon Dhigeeda ku raawisoo Gob weeyaan weeyaan Gob weeyaan weeyaan Weeyaan raas qaboow Dir weeyaan weeyaan Dir weeyaan weeyaan Weeyaan raas qaboow 2×
Queue is empty
-- / --