VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaan - Lyrics

amaanta qofaan mudnayn ma fiicna in loo marshee markhaati waxaan ka ahay inaa tahay gabadh macna leh midabka muuqaalka wacan maariinka casaanku galay dhexdood madag moodaysiyo waxaan la macnayn karayn siduu mawle kuu khalqee alloow yaa maalka badan malaayiin kaa baxsho markuu meherkeenu dhaco intuu kaa furo maryaha macaan isku kaa maroo hadana isku kaa maroo markalena isku kaa maroo macaan isku kaa marmara maseexdo hadaan maqlayn codkeeda macaan mudeee maraa waaxid waxaa i galay sidaad maanka u dagtee miirka maansha allaah miisaanka caqligu ku jiro afkood jano moodaysiyo waxaan la malayn karayn sidaad dhiiga u martee alloow yaa maalka badan malaayiin kaa baxsho markuu meherkeenu dhaco intuu kaa furo maryaha macaan isku kaa maroo hadana isku kaa maroo markalena isku kaa maroo macaan isku kaa marmara
Queue is empty
-- / --