VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dusheydaan ku saarayaa - Lyrics

aduunbaan ku doortayoo da'daa kaa doorbidoo i deeqo kula darsee dartaabaan u duubanoo jacayl iigu kaa dun xidhay hurdadaan kugu daawada hadaan dalan baabi dhacayn dartaa u dayaysanahay dadkuna ila yaabanyahay miyyad ii diir naxayn sidii dirir hoorayoo daruuraha soo kacshoo deegaanka jabuuti helay duunyadu kuu dareertayoo nimcada la durduurtaybaa qalbigu kuugu doogsadaa adaan degmo quruxsaneey degmooy u dadaalayaa inaan dadab kula galee dulqaad badan dayax la mood miyaan dadba kula simaa dushayda ku saarayaa
Queue is empty
-- / --