VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layaan jaceyl - Lyrics

laayaan jacaylbaa anigoo ladnaan qaba laabtayda taabtoo aan lilaahi moodee ludna ii horseedyo lahwi igu abuuryoo leelada haraadkiyo luun igu ekeeyee laydhaa sareetiyo dhirta maygu laalay sida Layla duhuleed laalayaad naftaydii ani way I lugooyoo lal iila kacayoo loolibuu isaaroo iska loodin waayee libin kama ahaynee loolan nama dhex ooline caashaq I laamisay sideen kaga ladnaada laydhaa sareetiyo dhirta maygu laalay sida Layla duhuleed laalayaad naftaydii
Queue is empty
-- / --