VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl - Lyrics

jacaylku samuu ahaa farxada sadriga ahuu gayaan isku sooman buu siraadka dhex yaal ahaa tixgalin sugan buu lahaa digasho mid ka soomanoo dad is jecel simaba buu aha sahanka noloshuu ahaa jacayl saban aakhiroow sas baad ku aloosan tee sadkaaguba waa ilaaq wanaagad seegan tee maxaan kugu saacidaa sabaalaha la isku hodo jacaylku sir muu ahayn wixii surmo seeg jiraa mid saamaxa buu ahaa xadhawr isku soora laba aadmiga iska soocdayoo siyaadshaan xurmoo ahaye sifahan muu lahayn xubigu jacayl saban aakhiroow sas baad ku aloosan tee sadkaaguba waa ilaaq wanaagad seegan tee maxaan kugu saacidaa lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --