VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasraay - Lyrics

sida naqa roobkoo samada laga naawilo niska dhexe soo onkoday waxaa tahay nuur ka shidan mar walba niyadayda oo naftaydu ay ka raali tahay nasraay qlbigan ugu nugul dartaa hadmaad la naf qaybsanoo nolosha la wadaagi saxan sida laba noloshiyo nafaqa kala qaybsatoo ku naaxisa xiiso mida waxaan nasabeey riyada naruurada moodayaa inaad igu nabantahee nasraay qlbigan ugu nugul dartaa hadmaad la naf qaybsanoo nolosha la wadaagi saxan
Queue is empty
-- / --