VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nugul - Lyrics

jacayl baa qofkii nugul u hor kaca nitaaqoo nabdi ruux ku wayn yahay nasan waa dharaar qudha niyad caashaq helaybaan ku nagaanin samirkee nafta waxaa celceliyaa rajo naawilaadee waa calaf nasiibkiuye nasri eebo keeniyo naqa sheed ka muuqdan ku naaloonayaayoo qof baan ahay la nool kalgacaylka nasiibaye jacaylbaa naruuriyo ku hirgala nasteexee naxdin waayi maysee kashu naasibaadee nagaanshaha kalgacalkana nabar lagama waayee nafta uu haleelaa xiisaha ku nagaataa waa calaf nasiibkuye nasri eebe keeniyo naqa sheed ka muuqdan ku naaloonayaaye qof baan ahay la nool kalgacaylka nasiibaye
Queue is empty
-- / --