VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qardhaas - Lyrics

qacdii ay indhuhu qumaati ay adiga ku qayibeen wixii i qabsaday waar ma qeexi karee sidii qarni tagay qof soo hadhaybaan qawlkaan ku hadlaba waar la qoonsanayaa dadkaba qaarbaan qumaati u garan wixii qabsadoon qabawga dhididaa kulaylka qadhqadhaa waxaad la qafiiftay armay qandho tahay qalbiga hurudoo aan kiniin la qoriyo naa qardhaasba laayn kuliba qayrkaa adaa i qanciyoo qudka kaaga go,oo jacayl ila qabo ma quusanayee sidii qarni tagay qof soo hadhaybaa qawlkaan ku hadlaba waar la qoonsanayaa qofaan ku jeclayn adaa qasbayoo ku qaylinayee waxaad la qafiiftay armay qandho tahay qalbiga hurudoo aan kiniin la qoriyo aan qardhaasba lahayn
Queue is empty
-- / --