VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xurmo - Lyrics

xiligan quruxlayda joogta xamdaad waxaa tahay hibayna xidigtii loo qiray mudnaanta waxaan ku xasilay salaanta ku dheehan farxadiyo xurmaynta xaqdhawrkiyo soo dhawaynta qalbiga xaadhan iyo edaabta xisaahan ku nagaaday laabta markaad ka xafiday xumaanta adaa xaq u helay amaanta waxaa tahay xuuralcaynta dunida looga dhigay xariirta xubigan barashada aqoonta xamdaay isku xidha quluubta xiskiyo maankaa rabaysta sadriga kaydiya xasuusta waxaa ku xawilan danaynta xishoodkaagiyo asluubta xagnaba looga duwin qurayshta xiisahan ku nagaaday laabta markaad ka xafiday xumaanta adaa xaq u helay amaanta waxaa tahay xuural caynta dunida looga dhigay xariirta
Queue is empty
-- / --