VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl been Dawo ma leh - Lyrics

diidayaa markii hore sidaan kaaga daba dhacay doorsoomay dhamaantay dadku ila yaabee goortii aan ku doonay duburidaad i saartiyo dambigaad i galisiyoo wali danbi maanan gudin wuu i dagay jacaylkuye aduu kugu danbeeyaa ha u dhiman daraaday jacaylkii i duur gali dooxadan isoo dhigayo daadkiibaa ku soo galay ka dabaalo adiguna ama ergo soo diro ama igu igu dacweesoo doodishaana geeyoo ana waan ku diiday digfeer aawadaadaan kaaba aan ka doontay digtoorkii wuxuu yidhi jacayl deeqa daawo male kan i dilay aniga dawo male
Queue is empty
-- / --