VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaca kaca - Lyrics

Waa kuwaan Dmt in the building 2017 Fj weeeye aaah Every body kac Ninyahoow kaca Jacayloow kaca Dmtiiyoow kaca Waa dhammaanee kaca Dance weeyee kaca Gabdho iyo wiilaloow kaca kaca Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca Dmtii weeya Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x Every body kaca kaca Every body kaca Waa ka helay gabadhaa Hal mar yaa ukaca Yaa isiin lambarkeeda Toloow yaa usheegin Soo siko soodhawoow Ii dhiib gacantaada Soo salax soo saaro halmar halmar igu sin Hubaashii waxaad tahay Hanti aan lahelin hubka saaran dhabarkaaga Hooyadaa ku siisay Ha i bakheeylin Ha i bakheeylin Gabar yahay isii Gabdho iyo wiilaloow kaca Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca Dmtii weeya Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x Huunno hani huunno roon Waa taqaanaa dheesha roon Waa luxdaa sida lool Laafyaha ka dheeshaa Yaa ku gaadha huunnno huunno Garbaha dhaqaaji Laafyaha dhaqaaji Sidii laama baxay Laag laagihii burqani Kolba gees kolba gees Wabigii shabeelle Huunno waayo waaayo Gabdho iyo wiilaloow kaca Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca Dmtii weeyadee Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca 2x Soow matihid yartii Midda dheesha loo qiray Masraxa ruxaysee Sida goran yadii Kolba gees kolba gees Garabka luxaysee Sidii laama dhabi Yaa kugaara goronyo Geeska afrikaa Gacan baad ku haysaa Gabadhii masraxaay Gabadhii beeshaay Gacantaada igu qabo Gacantaada igu qabo Gabdho iyo wiilaloow kaca kaca Dheeshu weey bilaamatee kaca kaca Dmtii weeya Waa dhammaane kaca kaca kaca ukaca kaca Aan iskiin baro Waxaan ahay fj bby Beenta ma aqaano Booto iska dhaaaf Biitkeeygaan daarin Ee diyaar unoqo Ee diyaar unoqo Labo labo u sitaaga Cagta qaada Waxaan ahay reer islii Saas u garo Asaageey waan kasitaa Saas ugaro Waxaad hyso sooddaa Soow bandhig Halkaan keen Ima gaadhid ima gaadhi beeentaa beentaa Waxaan ahay Super star
Queue is empty
-- / --