VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa shidanahay - Lyrics

waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay baar kastaan tagaynaa waan shidanahay shirabkaanu tumanaa waa shidanahay shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay waa qarasta waa ciyaal xamar calan baan sidanaa ciyaal xamar caalamkaan la soconaa ciyaal xamar calanka buluugu waa babainaa ciiirtire cawaale waa babinaa hadaa nahay ciyaal xamar waa babina waa duulduulnaa sida haadi baalal baan leenahay sida haadii waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay baar kastaan tagaynaa waan shidanahay shirabkaanu tumanaa waa shidanahay shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay hablaheena soomaali kuli shidanaa meel kastooy joogaan kuli shidanaa galmudug juba land habla shidanaa boorama laascaanood gabdho shidanaa buntland banaadiir hablo sidanaa jigjiga dhagaxbuur hablo shidanaa gado iyo gaarisaa gabdho shidanaa hiiraan hargaysa gabdho shidanaa jawhar hablo shidanaa baydabo marka gabdho shidanaa waxaa nahay ciaal xamar waa shidanahay baar kastaan tagaynaa waan shidanahay shirabkaanu tumanaa waa shidanahay shanta qaaarad waa ka shidana waa shidanahay wiilku waa qarastee qarasta ha kicin kuwa kale ha maseeraan hal mar mac isii ha isdilaan ha is dooxaan hal mac isii snapchat yaa shida ciyaal xamar facebook yaa shida ciyaalxamar raabkaygu wuxuu gadhay dunidoo idil hadaa tahay ciyaal xamar farta taag raabkayga oo la shidin liido lama galo waa waa shidanahay
Queue is empty
-- / --