VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shamac - Lyrics

shamaac baxay la modyeey adaa shidane inanyahay sheekada ma daynaa sharad ma ila galaysaa shacniyo wanaagiyo sharafweeyi guurkuye shafka ma isasaarnaa dhaaxaan shareeroo caashaq i shiimee dhiigayga shaaximay shaaca aan ka qaadee shiniduba iyadoo shuraaka ah yay malabka shiisha inaguna aroos ma ka wada shaqaynaa
Queue is empty
-- / --