VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ladnaanta - Lyrics

Laxaadkiyo maanka Lagaygiyo beerka Adaa lubigayga Runtii ku lamaan Anoo ladi waayay Dartaana u liita Intaad i lugayso Hadaan luxud seexdo Soo laaban maayee Ladnaantiyo jeebka Intaad lacag raacdo Jacaylka ha laalin Siday laqan hooyo Labeentiyo dhayda Ladnaan ugu siiso Ano libintaada U loogay dantayda Dartaana u liicay Intaad igu laado Hadaad lahan beerto Liibaan heli maynee Ladnaantiyo jeebka Intaad lacag raacdo Jacaylka ha laalin
Queue is empty
-- / --