Heesta Iimaan alaa - Lyrics
Iimaan allaa uur
Buuxiyee waa inaan
Adkaystaa eeda ka
Dhowrsadaa iska
Aamusaa x2
Itaal mahaayee waa
Aamin beelee uurka
Lee ka'ooyaa x2
Umadii rasuulka aan
Nahayee ilaahoow
Amuurtayda iiyeel
X2
Anyaxoon dilaa laygu
Asiibayee anba iin
Abuurtoo aan ilaaa
Shahaayaa eberoo
Bayee x2
Itaal mahaayee waa
Aamin beelee uurka
Lee ka'ooyaa x2
Umadii rasuulka aan
Nahayee ilaahoow
Amuurtayda iiyeel
X2