VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laafyo - Lyrics

Yaa waaye yaakale Yaasiin yare Luquntaada dheeriyo Laafyada qurxoonaa Laabtayda qaadoo Kaa leexan maayee Ladi waayay laylkii Luulay la'aantaa Lurbadiisa caashaqa La liic liicayaayoo Laxowgiis ihaayaayee Luquntaada dheeriyo Laafyada qurxoonaa Laabtayda qaadoo Kaa leexan maayee X2 Yaa waaye yaakale Hadii layaabo yaaska Yaasiin yare Anfac iyo abaal aad Ii gashid adlee agtaa Ku amaan helaa Aaminkaa kugu qabaa Amaantay adlee uurkay Kuyaal aaha Qalbigay adaa leh iyo Qowlkee gurmayee ana Adaan kugu qarwaa aaha Fiiri adi la'aantaa marna Ana arintay maba ii adkaan Lahayn aaha Laqdaboole aa jira lab-- Adii is caashaqay lamanaha Is jecelna kala leexinaayee Luulay ogsonaawee Luquntaada dheeriyo Laafyaha qurxoonaa Laabtayda qaadoo Kaa leexan maayee X2 Yaa waaye yaakale Hadii layaabo yaaska Yaasiin yare Anfac iyo abaal aad Ii gashid adlee agtaa Ku amaan helaa Aaminkaa kugu qabaa Amaantay adlee uurkay Kuyaal aaha Qalbigay adaa leh iyo Qowlkee gurmayee ana Adaan kugu qarwaa aaha Fiiri adi la'aantaa marna Ana arintay maba ii adkaan Lahayn aaha Luquntaada dheeriyo Laafyaha qurxoonaa Laabtayda qaadoo Kaa leexan maayee
Queue is empty
-- / --